Is diiwaan geli si aad uga codeyso Guam

Guam's Tumon Bay with deep green and blue water and cityscape in the distance

Sida la isugu diiwaan geliyo si’ loo codeeyo

Toos isaga diiwaan geli xafiiska maxalliga ah ee doorashada deegaankaaga. Ka baro wax dheeraad ah oo ku saabsan sida la isaga diiwaan geliyo (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Guam.

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyayaasha

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyaha ee doorashada Talaada, Nofeembar 5, 2024

  • Is diiwaangelinta online-ka ee kama dambaysta ah:
  • Is-diwaangeli wakhtiga kama dambaysta ah ee boostada: Waa in la helaa 11 maalin-shaqo ka hor maalinta doorashada
  • Isdiiwaangelinta qof-ahaaneed ee kama dambaysta ah:

Sida loo hubiyo isdiiwaangelintaada cod-bixiyaha

Waxaad sugi kartaa xaaladda diiwaangelinta codbixintaada (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Guam.

waqtiga lala socodsiiyay: 07 Agoosto, 2024