Is diiwaan geli si aad uga codeyso Hawaii

Hawaii volcanic rock and beach line at late sunset

Sida la isugu diiwaan geliyo si’ loo codeeyo

Bilow is diiwaangelintaada onlyanka ah (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Hawaii.

Waxaad sidoo kale isku diiwaangelin kartaa inaad ku codayso boostada ama qof ahaan (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Hawaii.

Wakhtiyada kama dambaysta ah ee diiwaangelinta codbixiyayaasha

Find state and local election dates. (oo af Ingiriis ah)

  • Is diiwaangelinta online-ka ee kama dambaysta ah: Waa in la heli kara ilaa maalinta doorashada oo ay ku jirto maalinta doorashada lafteeda
  • Is-diwaangeli wakhtiga kama dambaysta ah ee boostada: Waa in boostadu qabataa 10 maalmood ka hor maalinta doorashada
  • Isdiiwaangelinta qof-ahaaneed ee kama dambaysta ah: Waa in la heli kara ilaa maalinta doorashada oo ay ku jirto maalinta doorashada lafteeda

Sida loo hubiyo isdiiwaangelintaada cod-bixiyaha

Waxaad sugi kartaa xaaladda diiwaangelinta codbixintaada (oo af Ingiriis ah) bogga doorashada gobolka Hawaii.

Siyaabo kale oo la isu diwaangeliyo si loo codeeyo.

Waxa kale oo aad kasoo degsan kartaa Foomka Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha Qaranka (PDF) diyaar ah kuna qoran af Ingiriis iyo luqadood oo dheeraad ah daaqadda furanta hoose (National Voter Registration Form (PDF)) (Ingiriis).

waqtiga lala socodsiiyay: 18 Nofeembar, 2024